Thursday 30 June 2016

SONNA oo Sawiro dheeraad ah ka heshay Qarax ka dhacay Lafoole


 
0
SHARE 
MUQDISHO (SONNA) Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa sawiro dheeraad ah ka heshay Qaraxa ka dhacay Duleedka Magaalada Muqdisho ee gaystay Khasaaraha badan.
Inta la ogyahay waxaa dhintay 12-qof oo shacab ah kuwaasi oo saarnaa gaariga uu Qaraxa Qabsaday, waxaa sidoo kale jira dad dhaawacyo ah kuwaasi oo la sheegay inay gaarayaan ilaa iyo Sadax ruux waxaana la dhigay isbitaalada Magaalada Muqdisho.
Sawirada ay heshay SONNA ayaa muujinaya in dadka dhintay jirkooda aad u googo’ay oo aanan lakala aqoonsan karin.
Dadka dhintay waxaa ka mid ahaa Caruur Haween iyo dad Waayeelo ah kuwaas oo ku sii jeeday degmada Afgooye oo 30-km u jirta magaalada Muqdisho.
rrrraaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa13570044_10154314086604583_755132596_o (2)13570044_10154314086604583_755132596_o (1)13553412_1653909301597887_1418034796_nyyyyrrrraaaaaaaaaaa13570044_10154314086604583_755132596_o (2)

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...