Tuesday 24 June 2014

Madoobe Nuunow oo Diiday Heshiiskii Shalay lagu Saxiixay Villa Soomaaliya ee Lagu Aqoonsaday Saddexda Gobol





Posted on June 24, 2014Raad Raaca, RBC, Wararka

Baydhabo (RBC) Madoobe Nuunow Maxamed oo hogaaminayey mid ka mid ah labadii garab ee isku hayey maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay inuusan jirin wax heshiis ah oo dhinaciisa uu la galay kooxdii ka soo horjeeday.

Madoove Nuunow oo ahaa madaxweynaha maamulka lixda gobol ayaa cadeeyay inuu weli yahay madaxweynaha maamulka, isla markaana maamuliisa uu yahay kan metela shacabka ku nool Koonfur Galbeed, sida uu sheegay.

Mar uu wareysi siiyey warbaahinta gudaha qaarkood wuxuu Madoobe Nuunow beeniyey in wakiilo ay u joogeen xafladii shalay ka dhacday xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya ee lagu saxiixay heshiiska.

“Ma jirto cid noo meteleysay halkaas, wax aan saxiixnayna ma jiraan, annagu ayaa ah kuwa metela shacabka Koomfur Galbeed cidii rabta annaga hannala soo xiiirto, waxaana joognaa magaalada Baydhabo oo aan shaqadeena ka wadanaa,” ayuu yiri Madoobe.

Madoobe Nuunow ayaa eedeeyay madaxda dawlada federaalka Soomaaliya oo uu sheegay in hagardaamo iyo fawdo la damacsan yihiin dadka ku nool deegaanada Koonfur Galbeed isagoo sheegay in cidna aysan hor istaagi karin, sida uu yiri rabitaanka shacabka.

Hadalkan ayaa soo baxay saacado iyadoo laga joogo markii shalay magaalada Muqdisho lagu shaaciyey heshiis ay saxiixdeen dhinacyadii isku hayey maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya kaasoo la isugy keenay hal maamul oo saddex gobol ka kooban.



RBC Radio

inShareUse Facebook to Comment on this Post



by burhaan cali

Related Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Name *

Email *

Website

Comment

You may use these HTML tags and attributes: 


WareysiyoSiyaasada madaxweynaha Jabuuti oo la dhaliilay [Wareysi]May 18, 2014Behind the VeilBehind the veil: Kenya, Al-shabab and the Somali refugeeMarch 31, 2014Military tensions between Puntland and SomalilandMarch 25, 2014Wararkii ugu DanbeeyeyGolaha Wasiirradda Soomaaliya oo caawa yeeshay shir aan caadi ahaynJune 24, 2014Guddoomiyaha Baarlamaanka Iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Si Heer Sare Ah Loogu Soo Dhaweeyey Jabuuti [Sawirro]June 24, 2014Wasiirada Xanaanada Xoolaha Puntland Iyo Soomaaliya oo Kormeeray Maxjarada Xoolaha ee kuyaala magaaladda Boosaaso (Sawirro+Dhageyso)June 24, 2014Maxkamada Ciidanka qalabka sida ee Puntland oo maanta u Fariisatay Dacwada Gawaari Lagu Gubey duleedka Boosaaso (Sawirro+Dhageyso)June 24, 2014Dowlada iyo isimada Puntland oo soo dhaweeyay heshiiskii madaxda koonfur galbeed SoomaaliyaJune 24, 2014Wasaaradda Deegaanka Puntland oo markii ugu horraysay hirgalisay Macadka Maaraynta Deeganka.June 24, 2014Wasiirka Arrimaha Gudaha Dawlada Federaalka oo Sharci Darro Ku Tilmaamay Heshiiskii Lagu Aqoonsaday Maamulka Saddex Gobol Koonfur GalbeedJune 24, 2014Raysul wasaarahii hore ee Soomaaliya Saacid oo diyaarad khaas ah Muqdisho ka qaaday [Sawirro]June 24, 2014Puntland oo hirgalinaysa goobo loo dal xiis-tagoJune 24, 2014Xeerka saxaafadda Puntland oo dhawaan la hor-geyn doonno BaarlamaankaJune 24, 2014MaqaaloSoomaaliya mar kale dhiig waa loogu Wan-qali! (Qaybtii XXII-aad) W/Q Axmed-yaasiin Max’ed SooyaanJune 22, 2014Soomaaliya mar kale dhiig waa loogu Wan-qali! (Qaybtii XXI-aad). W/Q Axmed-yaasiin Max’ed SooyaanJune 18, 2014Socdaalka dacwo ee Sh. Umal iyo casharada aan ka baran karno. W/Q SH. Ahmed DheeliJune 18, 2014Soomaaliya mar kale dhiig waa loogu Wan-qali! (Qaybtii XX-aad). W/Q Axmed-yaasiin Max’ed SooyaanJune 15, 2014Soomaaliya mar kale dhiig waa loogu Wan-qali! ( Qaybtii XIX-aad). W/Q Axmed-yaasiin Max’ed SooyaanJune 13, 2014

SOMALIA: Interior Minister protests against the new agreement on South West StateJune 24, 2014SOMALIA: Madobe Nunow defies the agreement toward South West State political tensionJune 24, 2014SOMALIA: AU supports the agreement towards the South West State of SomaliaJune 24, 2014SOMALIA: PM Abdiweli mentions agreement of SW administration recognized the need for a political strategy that establishes a legitimate governanceJune 24, 2014SOMALIA: UN Envoy says agreement on new Interim SW Administration in Baidoa is a significant step forwardJune 24, 2014Connect us via one of our channels belowFollow us on

↑ RBC Radio

Log in -



No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...