Monday 9 June 2014

Askari Sacuudi ah oo Cagtiisa saaray Kacbada Barakeysan iyo Muslimiinta Caalamka oo ka carooday


 2014-05-28 12:44:40

Askari Sacuudiyaan ah oo ka mid ah Ciidamadda Booliiska ee loo xilsaaray inay ilaaliyaan Kacbadda Barakaysa ayaa sawir lagu xaday xili uu Cagtiisa saarayo Kacbadda,iyadoo mamnuuc ay tahay in Cagta la saaro goob Barakaysan oo Muslimiinta Caalamka ay u soo xajiyeen una soo Cimreystaan.

Amiirka xukuma Magaaladda Makkah ee Amiir Mishal Cabdullah ayaa amar ku siiyay arintan in baaritaan lagu sameeyo iyo in Seminaar loo furo ilaaladda Kacbadda inay ka taxadaraan falka uu ku kacay Askariga oo loo badinayo daal iyo hurdo ka badatay darteed inuu cuskuday Kacbadda kadibna Cagtiisa saaray Dhagaxa-Madoow ee (Black-Stone)oo ka mid ah Dhagxaanta Barakaysan ee ALLE Suxbaaxunu-watacaalaa Samada-sare ka soo dajiyay xiligii Nabi-Ibraahim (CSW).

Shacabkamedia-Beyra-Puntland

Runta Kama-Xıshoono

Email:Shacabkamedia@live.com

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...