Sunday 23 March 2014

Daawo:M/weyne isku Kaadiyay:Qalinkii:La Yaabka Sh-Media

Daawo:M/weyne isku Kaadiyay:Qalinkii:La Yaabka Sh-Media PDF Print E-mail
Written by Administrator   
Thursday, 20 March 2014 20:44

Daawo:M/weyne isku Kaadiyay:Qalinkii:La Yaabka Sh-Media:

Madaxweynaha Dalka Colombia Juan Manuel Santos oo u khudbadaynay taageerayaashiisa,waxaana uu bilaabayaa inuu isku kaadiyo  isagoo aan iska warheyn Maskiinkan ceeboobay oo Caalamka laga daawaday isagoo isku kaadinayo.

Madaxweynaha ayaa surwaalka isaga kaadinayo 28-Second kadib khudbadiisa,waxaadna arkeysaa surwaalkiisa halka ku aadan Cali-Fanaxiisa oo kaadi ka soo buuxsamayso.

Riix:oo Daawo:M/weynaha Colombia oo isku kaadiyay xili uu taageerayaashiisa u khudbadaynayay

Ama hoos ka Daawo:Mi/weynaha Colombia oo isku kaadinaya:

Qalinkii:La Yaabka Sh-Media

Shacabkamedia-Beyra-Puntland

Runta Kama-Xıshoono

Email:Shacabkamedia@live.com

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...