Wednesday 25 December 2013

Dhagayso:Fawziyo Oo La Ceebeeyay Iyo Hantidii Qaranka Oo Ay Ku Iibsatay Guryo Qasri Ah Oo Kenya Iyo UK Ku Yaalo:Safaaradda Kenya Oo Kashiftay


PDFPrintE-mail
Written by Administrator   
Wednesday, 25 December 2013 02:31

Safiirku-xigeenka Safaraadda Soomaalidda ee Kenya C/Sataar Xasan Cali ayaa kashifay inay hayaan cadaymo muujinaya Guryo Qasri ah oo Xaafadda Heligan ee Nairobi ay ku iibsatay Haweenayda Wasiiradda Arimaha Dibadda ka ah,aduun-gaaraya 365-000-Doolar.

Safiir ku-xigeenka C/sataar Xasan Cali  ayaa qarxiyay in Wasiirka Maaliyadda oo Nairobi kula kulmay Safiiro Soomaaliyeed uu ku war-geliyay in 4-Malyan oo Doolar ay Wasaaradiisa Maaliyadda ku wareejisay Wasiirad Fawsiyo si ay mushaar ahaan u siiso shaqaalaha Wasaaradda arimaha dibadda iyo Safaaraddaha Dibadda ku yaal.

Safiirka Safaaradda Soomaalidda ee Kenya Cali Ameeriko ayaa dalaal ka ahaa Guriga Xaaafdda Helliggan ee Nairobi  ay ka iibsatay Fawziyo,waxaana Dumaaashigeed Cali Ameeriko lagu tilmaamay inuu yahay shaqsiga lacagaha 4-ta Malyan oo Doolar ku kala shubay Akoomo kala duwan oo Nairibo iyo Dubai ku yaalo,sida uu noogu sir-waramay C/Sataar Xasan Cali oo hadii ay soo laabato Fawziyo la filayo inay ka takhalusto,maadaama uu ceebaheedii dibadda soo dhigay.

Fawziyo ayuu Diplomaasigan sheegay inay xitaa Guri ka iibsaday Dalka Ingiriiska,halka ay afka u dhigatay dhamaan 4-tii Malyan ee Wasaaaradda arimaha dibadda loo qorsheeyay.

Riix:oo Dhagayso:Fawziyo oo Hantidii Qaranka Guryo Qasri ah ku iibsatay

Shacabkamedia-Beyra-Puntland

Runta Kama-Xıshoono

Email:Shacabkamedia@live.com

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...