Saturday 7 September 2013

Daawo:Musaqmaasuqa Dawlada Oo Gaaray Heerkii Ugu Sareeyay


PDFPrintE-mail
Written by Administrator   
Wednesday, 14 August 2013 01:22

Musaqmaasuqa qaabka loo shaqaaleeysiiyo shaqaaladda Xukuumadda Federaalka ee Magaaladda Muqdisho ayaa gaaray heer ay ka hadlaan Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka oo aan ka xusi-karno Professor Dalxa.

Rag ka tirsan Xisbiga Damjadiid ee Madaxweyne Xasan Culusoow oo Gudoomiye iyo Xogheyn ka ah Xafiis awood-buuxda loo siiyay inay shaqaalaha Dawladda imtixaan ka qaadaan,ayaa qof-kasta oo Xafiiska iska diiwaan-geliya shuruud loogu dhigaa inuu qofka lacagta bixiyo hadii kale ay adag-tahay in la siito darajadda (A ama B ama C)waxaana qofkiii lacag yar bixiya la siiiyaa darajadda ugu hooseysa suda (Q W Z).

Gudoomiyaha Xafiiska Shaqaalaha ee Dawladda Federaalka oo si toos ah Madaxtooyadda laga maamulo lagu magacaabo ibraahim-Dheere ayaa markan soo dhar-dhigtay isagoo qofkasta oo Xafiiskiisa shuruud ugu xira lacag laaluush inuu bixiyo si loo siiyo darajo wanaagsan si uu markaas shaqo qofka uga helo Xafiisyadda Dawladda Federaalka iyo Wasaaradaha.

Riix:oo Daawo: Baaritaan lagu sameeyay Musuqmaasuqa Dawladda Federaalka iyo Barnaamish xiiso leh oo laga diyaariyay

Ama Hoos Ka Daawo:

Shacabkamedia-Beyra-Puntland

Runta Kama-Xıshoono

Email:Shacabkamedia@live.com


No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...