Monday 19 August 2013

Agoontii Ilma-Hiiraale Oo Guri Laga Dhacay (Daawo:Warkii Shacabakmedia Oo Rumoobay)


PDFPrintE-mail
Written by Administrator   
Monday, 19 August 2013 14:39

Waxaan horey Toosh ugu ifinay bililaqadda baahsan ee Muqdisho ka socoto oo ay iska kaashadeen Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Guulwade Tarzan iyo Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Ceydiid Ilka Xanaf oo Muqdisho looga yaqaan (Fadlan lacag ku shubo)

Hadaba gurigii 17-aad ee bishan keliya Muqdisho lagu xalaaleeysto ayaa markan laga dhacay sidii aan 1dii Agoosto soo daabacnay Qoys Agoon ka soo jeeda Beesha Sade  Daarood,laguna magacaabo Ilmo Cali Shire Hiiraale oo adeer u yahay mid ka mid ah Qab-qablayaasha dagaal-oogayaasha Muqdisho laga maamulo oo meeshii la doonayey inuu caruurtii uu adeerka u yahay u dagaalamo,ku mashquulay inuu Magaaladda Kismaayo u gacan-geliyo Ururka HAG oo mudooyinkan markii ay ogaadeen in Dawladii Muqdisho socon-weyday,shaqo ka dhigtay inay dhacaan guryaha ay leeyihiin Beelaha Daarood.

Riix:oo Akhriso:Warkii aan 1-da Agoosto ka qornay Guulwade-Tarzan iyo Gudoomiye Ceydiid Ilka-Xanaf Fadlan Lacag ku shubo  qornay oo Rumoobay

Hadaba mudaaharaad looga soo horjeedo bililiqadda Muqdisho ka socota iyo guryahan Agoonta Ilma Shire Hiiraale laga dhacay ayaa lagu qabtay Magaaladda Cabud-Waaq ee Gobolka Galgaduud.

Riix:oo Daawo:Eheladii Ilma-Hiiraale ee Guryaha laga dhacay oo C/waaq banaan-bax ka dhigay

Ama Hoosta Ka Daawo:


Shacabkamedia-Beyra-Puntland

Runta Kama-Xıshoono

Email:Shacabkamedia@live.com

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...