Wednesday 26 June 2013

Daawo:La-Yaabka Shacabkamedia (Nin Sixroole Ah Oo Ka Yaabsaday Reer London)


PDFPrintE-mail
Written by Administrator   
Wednesday, 26 June 2013 11:27

Nin Sixroole ah oo dalka Ingiriiska u dhashay ayaa ka yaabsaday Dadka ku dhaqan Magaaladda London iyo Caalamka,kadib markii uu Bas  isagoo Gacan keliya saartay,halka lugihiisa iyo Gacantiisa kale aysan dhulka taabanaynin,waxaadna la yaabaysaa qaabka uu Sixroolahan indha-sarcaadka u sameeyay.

Dadweynaha  magaaladda London ayaa Moobeeyladda sawiro iyo Filin uga qaadanayey Ninkan indho-sarcaadka ku caanbaxay ee lagu naaneeso Dynamo balse lagu magacaabo Steven Frayne.

Riix:oo Daawo:Sixroolahan ka yaabiyay Reer London

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...