Sunday 30 June 2013

Bare Oo Shabaabka Goob-Weyn Isku Dhiibay Iyo Warkii Sheegayey Inuu AMISOM Isku Dhiibay Oo Beenoobay


PDFPrintE-mail
Written by Administrator   
Sunday, 30 June 2013 09:32

Kadib markii saaka soo baxeen warar sheegaya in 2-dii Gaari ee Tiknikadda ahaa ee Ciidamadda Kenya isku-dhiibay,ayaa baaritaan kadib Maamulka Jubbaland oo Garoonka tagay si ay su'aalo u weydiiyaan Ciidamadan saaran 2-da Gaari,ay u xaqiijiyeen in Bare-Hiiraale iyo Sheekh C/Raxmaan Fiiloow oo Alshabaabka ka tirsan,ciidamadiisa ay ka bar-bar-dagaalamayeen maalmahan kuwa Bare inay u baxsadeen dhanka Goobweyn,

Bare-Hiiraale ayaa hadda la xaqiijiyay inuu isu dhiibay Shabaabka-Goobweyn,waxaana la filayaa maalmahan in la keeno Magaaladda Baraawe oo xarun u ah Ururka Alshabaab.

Shacabkamedia-Beyra-Puntland

Runta Kama-Xıshoono

Email:Shacabkamedia@live.com

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...