Tuesday 14 May 2013

Dawlada Soomaaliya oo Maanta Midowga Yurub La Saxiixaneysa Heshiiska Loo Yaqaano “New Deal”



Muqdisho (RBC) Raysul wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa lagu wadaa in Talaadada maanta uu magaalada Muqdisho kula saxiixdo Midowga Yurub heshiis kaalmo ah oo Midowga Yurub ay ku caawin doonaan dib u dhiska dalka ka dib dagaaladii dalku soo maray, sida ay Raxanreeb u sheegeen saraakiisha xafiiska raysul wasaaraha.
Heshiiskan oo loo yaqaano “New Deal” ayaa ah heshiis caalami ag oo sida badan adduunku ku caawiyo wadamada dagaalada ka soo baxa sida Soomaaliya oo kale.  Wuxuuna qorshaha heshiiskan ku yimid wadahadalo horey u dhexmaray dawlada iyo Midowga Yurub.
Heshiiskan ayaa waxaa uu qeexayaa qaabka ay u wada macaamili doonaan mudada uu socdo heshiiskan iyadoo Midowga Yurub uu dawlada ka raageeri doono dhinacyada adeegyada ciidamada, tababarada hay’adaha amaanka, kor u qaadidada tayada shaqaalaha maamulka ee dawlada iyo kaalmooyin kale oo dawlada la siinayo.
Dhanka kale waxaa lagu wadaa in Midowga Yurub uu dhowaan shaaca ka qaado in xafiiskii Soomaaliya ee fadhigiisu ahaa magaalada Nairobi ay u soo wareejiyaan dalka, gaar ahaan magaalada Muqdisho.

RBC Radio
Xafiiska Wararka Muqdisho

2 comments:

Anonymous said...

The traveling sparks, hot workpiece, and hot equipment can cause fires and burns.

Ask for a registrations at an assortment of trade groups.


Feel free to visit my website: szamba betonowe

Anonymous said...

Howdy! I simply wish to offer you a big thumbs up for the excellent information you
have right here on this post. I'll be returning to your website for more soon.

Look at my weblog; why not try these out

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...