Thursday 24 January 2013

Madaxweyne Xasan Sheekh: Waa Suurta Gal In Madaxweynaha Maraykanku Uu Booqasho Ku Yimaado Muqdisho




Xuquuqda Qoraalada, sawirada iyo warbixin kasta waxay gaar u tahay Raxanreeb.com (RBC Radio). Lama adeegsan karo, dib looma daabici karo, lama baahin karo ama kambayuutar laguma keydsan karo si toos ah iyo si dadban intuba, haddii aan fasax laga heysan maamulka Raxanreeb.com (RBC Radio). Fadlan hana xadin

Muqdisho(RBC Radio) Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya oo maanta ka hadlayey xaflad si weyn loosoo agaasimay oo ka dhacday hoteelka City Plaza ee magaalada Muqdisho taasoo uu uga warbixiyey wada hadaladii guusha ku dhamaaday ee uu la yeeshay madaxweynaha wadanka Mareykana iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan wadanka Mareykanka madaxweyne Xasan Sheekh Max’uud ayaa tilmaamay iney guul kusoo dhamaadeen wada hadaladii ay la yeesheen madaxda dalka Mareykanka.
Madaxweyne Xasan ayaa tilmaamay iney suurta galtahay in madaxweynaha mareykanku uu soo gaaro magaalada Muqdisho kadib wadahadlo miro dhal noqday oo uu kula yeeshay aqalka cad ee looga arimiyo wadanka Mareykanka isagoona hoosta ka xariiqay in aqoonsiga Mareykanku uu u gogol xaarayo aqoonsi ay dowlada Soomaaliya ka hesho wadamada kale ee beesha caalamka oo uu sheegay iney la dhacsanyihiin talaabooyinka wanaagsan ee ay qaaday xukuumada Soomaaliya.Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...