Saturday 8 December 2012

Mucjiso:Nibiri Neeftiisa Holac Tahay Weli Ma Aragtay?


PDFPrintE-mail
Written by Administrator   
Saturday, 08 December 2012 01:11

Sawir-qaade u dhashay Mareykanka oo lagu magacaabo Amateur Mark ayaa sawiro mucjiso ah ka qaaday Nibiri kolka uu neefsanayo neeftiisa dab iyo holac neefsada,waxaana arintan lagu tilmaamay arin mucjiso ah oo ka yaabisay dhaqaatiirka ku taqasustay neefsashadda Nibiriga.

Nibirigan mucjisada ah ayaa ku nool Gobolka Alaska ee Mareykanka,iyadoo hadda ay u soo daawasho-tagaan kolka uu neefsanayo dadweyne badan oo Gobolkaas ku sugan oo xiiseynaya Mucjisadaan (Miracle)inay indhahooda ku arkaan,inkastoo looga digay dalxiisayaasha Nibirigan u soo daawasho-tagay inaysan dhibaato dhinaca araga ah gaarsiin Nibirigan,maadaama Kaameeriyoon iyo Aflaan laga duubanayo kolka uu neefsanayo.

Shacabkamedia-Beyra-Puntland

Runta Kama-Xıshoono

Email:Shacabkamedia@live.com

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...