Sunday 2 September 2012

[Warsaxaafadeed] Beesha Yusuf Darood (Awrtable) oo warsaxaafadeed kasoo saaray sidii loo maamulay waxqaybsigii xubnaha baarlamaanka


Beesha Yusuf Darood (Awrtable)   oo warsaxaafadeed ka soo saaartay cabasho iyo Qeylodhan ku saabsan sidii loo maamulay waxqaybsigii xubnaha baarlamaanka ee Beesha Yusuf Daarood (Awrtable)
Ku:Madax dhaqmeedka bahwenta Yusuf Darood(Awrtable)
Ku:Guddiga Xalinta Khilaafaadka Bahweynta Darood. 
Ku:Warbaahinta Soomaliyeed.
Ku:Guddoomiyaha Maxkamada Sare ee Fedreralka Soomaalia.
Ku:Afhayenka Baarlamanka ee Federalka Soomaalia.
[]Kadib kulan ay yeesheen (Teleconference) nabaddoonada, waxgaradka , aqoonyahanada  iyo culumaudiinka beesha Yuusuf  Darood oo ku nool dalka gudihiisa iyo Dibadiisa Waxay soo saareen qodobada hoos ku xusan:
1. Waxaan cambaareyneynaa sida cadaalada ka fog oo  u qaybiyey Suldaan Burtinle xubnihii baarlamaanka ee Beesha Yussuf Daarood (Awtable) oo kuligood  kadhigay hal beel kaliya oo qatay  taladii Mohamed Abdi Yusuf oo ku taliyay in Owrtable weyne lakala faquuqo si cad sadbursi uu boobay Kuraatii Baarlamanka ee Besha Yusuf Darood.
2. Waxaa cadeyneynaa in Beel kaliyah si haqdaro ah loo qeybiyay oo seddex goor oo xubno baarlamaan la qaybsaday aan wax laga siin,Beelaha kale oo Awrtable weyne tanina ay tahay tii afraad,nimaan talinjirin haduu taliyo,nimaan tagi jirinbaa taga.
3. Waxaa xaqdarro ah in qofkii shalay qaatay inuu maantana qaato tii Carte,Empegathi,Jabuuti ilaa hadda taas maqabatoh Beesha Yusuf Darood.
4. Si cadaaladu u shaqeyso miyaanay ka haboonen in maalinba reer la siiyo
5. Waxaan markhaati madoonto ah in aqoonyahanada beeshu ay maalin walba u taagan yihiin wax u qabadka Beesha Yusuf Darood markii ay wax qaybsi noqotana ayna tolka ku jirin
6. Waxaan cadeyneynaa in sida baarlamaanka loo qaybiyey iney tolka aad u kala fogeysey
7. Waxaan kaloo cadeyneynaa iney tani keeni doonto in beelaha Yusuf Darood ay mid waliba isimkeeda sameysato mar haddii isimkii tolku caado ka dhigtay cadaalad darro joogto ah oo Suldaan burtinle  uu Baarlamanka ku daray xubno Awrtable weyne isaga iimaan.oo si xaaq ah aan loo xulin.
8.Waxaan halkaan ka cadeyneynah in sidii EmpegathiKenya  wax lagu qeybsaday Mohamed Abdi Yusuf oo goob jog ah iin uu xatta ka hadlin kana dodin Xaqa  Awtable weyne sadka uga soo aday markii darood waxqeybsanayay. IIn manta sadex xildhibaan loo qondeyoh Yusuf Darood isaga ayaa sabab uu ah dusha ugatureynah.Waxaan la simanahay Beelaha kale oo daarood.Waa in aan xaqena soo dhacsanaa.
Halaal Malin Baa La Qashaa.
Waxaan idinkugu Baaqayaa Inaad taladii segteen soo xulida   Xildhibaanada Beesha u matala Baarlamaanka waxey aaheed inaad Shirweyne u qabataan Siyaasiyiinta , Aqoonyahanka, Culimadda iyo waxgaradka kale ee Beesha si loo helo Bulsho midaysan oo hal ujeedo leh (hal yool), idinkoo isku-xir u sameyn doona Bulshada Beesha ee gudaha iyo dibadda, waxaa ilaa hada ii muuqda isfeeryaac (isgarabyaac) aad u badan sida kooxo gooni gooni ah oo iswadata, Aqoonyahano ama Saraakiil sarsare oo cidla taagan ,kooxo nin tooxsi ku jirta, mid keligii duul ah, kuwo danno shisheeye u shaqeynaya, koox isbedel doon ah(Generation change) iyo kuwo aan himilo fog oo siyaasadeed lahayn intaba.Suldaan Burtinle waa gabay driiqul mutaqiin Mohamed abdi yusuf taladiisa magacaga ayuu hoog kuu riday.
Waxaa go’aanadan soo saaray nabaddonada,waxgaradka,aqoonyahanada iyo culumaudiinka beesha yussuf Daarood  magacyadoodu hoos ku qoran yihiin:
  1. Nabadoon Ali Ghelle  Kaneec
  2. Sheikh Mohamed Ilyaas
  3. Sheikh Abdifatah Klimbe
  4. Ganacsade Farah xagi Mohamed
  5. Dr.Abdiqafaar Sheikhnur
  6. Nabadoon Jaacfar jama
  7. Nabadoon Mohamed Khamiis Sheikhnur
  8. Dr. Osman Xassan woqooyi
  9. Nabadoon Elmi Gazawe
  10. Ganacsade Mohamed jama yare
  11. General Mohamed Hussein Da’uud
  12. Inj. Gle/Sare Abdirashiid Sheikhnur
  13. Inj.  Col. Nur Jama
  14. Inj. Gle/Sare Bashiir Habiib Sheikhnur
  15. Inj.Ahmed Daahir Sheikhnur
  16. Prof.Ahmed Mohamed Xassan
  17. Prof. Faarax Daahir Sheikhnur
  18. Prof. Maryan Xassan Woqooyi
  19. Dr.Ganacsade Mursal Jama yare 
  20. Mohamed Xukuun Sheikhnur
  21. Dr.Ali Yaxye Jama Jirac
  22. Abullahi Mohamed Mulyux
  23. Mohamed Yuusuf Ciise
  24. Khaliif Jama Abdulle
  25. Dr.Ali Xassan Woqooyi
  26. Dr.Mohamud Abdi
  27. Dr. Saciid Moxamed dighiil
  28. Ganacsade Ali Xagi Moxamed
  29. Dr.Omar Xassan Woqooyi
  30. Dr. Mohamud Daahir
  31. Hodan Jama Brunji
  32. Ayaan Sheikhnur
  33. Asha Cumar
  34. Siiraad Mohamed Mulyux
  35. Asha Ghelle Kanec
  36. Jawaahir Sheikhnur
  37. Sahra Abbas
  38. Dr.Hodan Xassan woqooyi
  39. Dr.Shukri Daahir
  40. JamalXassan Shire 
  41. Dr.Faisal XassanWaqooyi
  42. Dr.Nur Daahir Sheikhnur
  43. Ganacsade Mohamud Abdishakuur
  44. Cabdi Nassir Xassan
  45. Ganacsade Axmed Abdirizak
  46. Mohamed Daahir
  47. Axmed Mohame Gure
  48. Gancsade Alinuur Abdixamiid
  49. Mohamed Abdishakuur
  50. Mohamed Nuur Salax
  51. Sahra Sheikhnur
  52. Ayaan Klimbe
  53. Bashiir Abdirahmaan
  54. Ciise Abdihamiid
  55. Dr.Mohamed Abdiaziz
  56. Mohamuud Abdulqaadir
  57. Napadoon Iidiris Abdixamiid
  58. Mohamed Yusuf Cisse
  59. Abdullahi Sahaal
  60. Sheikh Shaafici Salaad nuur
  61. Mohamud Abdulqaadir Hussein
Baaqaan Waxaa Raxanreeb Soo Gaarsiiyey
Axmed Daahir SH Nuur
(503) 421-6010
Oregon USA

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...