Wednesday 26 October 2011

Museveni oo kasoo horjeestay Faragelinta Kenya ee Somaliya.



somalimemo.netDowladaha qaaradda Afrika ee adoomada u ah Mareykanka iyo xulufadiisa ayaa ku tartamaya faragelinta ay ku hayaan dalka Muslimka Soomaaliya.

Uganda iyo Burundi ayaa kasoo horjeestay in Kenya ciidankeeda soo geliso Soomaaliya iyadoo ku marmarsiyoonaysa in ay ladagaalamayso xarakada Shabaabul Mujaahidiin.

Madaxweynaha Uganda Baadariga lagu magacaabo Moseveni ayaa shaaciyay in faragelinta Kenya ay tahay mid aan xiligaan loo dul qaadan karin loona baahanyahay in AMISOM isbaahiso.

Uganda iyo Burundi oo majaraha uhaya qandaraaska AMISOM loo bixiyay ma doonayaan in dowlad kale ay faragelin kusoo sameyso Somaliya marka laga reebo Itoobiya oo ah awoodda gobolka.

Museveni ayaa M.kibakiga Kenya hadal duur xun ah udiray wuxuuna yiri "Waxaan diyaar u nahay in aan 3000 Askari u dirno Jubbooyinka"!!.

Kufaarta Afrikaanta oo ubogay qandaraaska Mareykanka ayaa ka walaacsan dhimashada saa'idka ah ee ciidankooda soo gaaraysa iyo dhaqaala xumada kajirta wadamada reer galbeedka.

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...