Wednesday 26 October 2011

Beesha Caalamka oo Shariif ku Ciqaabeysa Mucaaradadiisa duulaanka Kenya ee Somaaliya.



somalimemo.netQof walba oo Soomaaliya jooga way og yahay in DKMG ah iyo madaxdeeda ay qabaan lararto u yihiin Reer galbeedka iyo kuwa Afrikaanta ah ee Soomaaliya ku hareeraysan.

Madaxda DKMG ah malahan karti ay wax ku maamushaan waxayna cadawga shisheeye kula saaxibeen in ay u saxiixaan boobka dhulka Soaamaliya iyo Kheyraatka.

Shariif Sheikh Axmed Madaxweynaha DKMG ah ayaa shalay idaacadaha Muqdisho u sheegay in faragelinta kenya ee Soomaaliya ay tahay sharci darro.

Saacado kadib ayay canaan kulul usoo direen madaxda Kenya iyo kuwa Q.Midoobe waxayna hadalka shariif ku tilmaameen balan ka bax.

Ergayga Q.Midoobe u qaabilsan Soomaaliya A.Mahiga ayaa amar ku siiyay Shariif Sheikh Axmed in uu deg deg u tago Nairobi si loogala hadlo Amar diido uu ku sameeyay Kenya.

Berri gelinka dambe ayaa lafilayaa in Shariif Axmed uu shir ku qabto Nairobi uuna ku sheego in uu raali gelin ka bixinayo hadalkii uu ku mucaaraday duulaanka Kenya ee Soomaliya.

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...