Saturday 24 September 2011

Sheekh Cabdu Qaadir Muumin oo Daaha ka Feyday Waxa ay yihiin Takfiirka Muslimiinta gaaleysiiya (Dhageyso) Muxaadaro.



somalimemo.netSheekh Cabdu Qaadir Muumin oo kamid ah culimada Islaamka Soomaaliya ayaa jeediyay Muxaadaro qiima badan oo daaha ka feydaysa xaqiiqda Jamaacada Takfiirka ee Muslimiinta gaalaysiisa.

Boqolaal qof oo ku sugan degmada Walaweyn ee wilaayada Shabeelaha Hoose ayaa kasoo qeyb galay muxaadaro Qayim ah oo uu sheekh Cabdu Qaadir Muumin ku qabtay fagaaraha weyn ee degmada.

Allaha dhowree Sheekh ayaa si cadaaladi kujirto uga hadlo jamaacada Takfiirka iyo Inxiraafkeeda dhanka caqiidada ah waxaana muxaadaradani ka faa'iideystay shacabka Muslimiinta ee degmadaasi.

Halkaan ka dhageyso Muxaadarada Sheekh C.Muumin

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...