Thursday 22 September 2011

Mahiga oo Guursaday Gabar Soomaaliyeed


PDF Print E-mail
Written by Administrator   
Saturday, 10 September 2011 15:28

Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ayaa  guursaday Gabar Soomaaliyeed oo Garoob ah,waxaana gabadhan qabi jiray Wasiir katirsanaa Xukuumadii Marxuum Siyaad Bare.

Mahiga ayaa aroos gaaba-gaabeey ah loogu dhigay magaalada Toronto ee Dalka Canada,Ugu danbayntii Mahiga ayaa ku soo biiray Seediyaalada Soomaalida, sida Matt Byden,Peter Pham Tyler, Peter Techel, Richard Onyonka ,Tyler Stien, iyo  Gunter Bischoss,inkastoo Soomaalida qaarkood ay ka caroodeen Gabdhaha Soomalaida inay guursadaan niman Masiixiyiin ah oo Gaalo ah.

Webka Shacabkamedia oo helay magaca 3-aad ee Gabadhan Garoobka ah ee Soomaalida ee Seedigeen Mahiga Qudbo-sirada ku guursaday magaalada Toronto ee Dalka Canada  ayaa ehelkeeda naga codsadeen inaan magaceeda soo daabicin,waana ka aqablnay dood-dheer iyo wada-hadal kadib,balse hadii gabadha ay naga aqbasho inaan magaceeda soo daabacno waxaan soo gudbin doonaa maalmaha soo socda Inshaalaah hadii EEBE idmo

Shacabkamedia:Runta-Kama-Xishoono

Email: Shacabkamedia@live.com

2 comments:

Anonymous said...

My familу all the time ѕаy that I am killing my time heгe аt net, except Ι know I am getting familiarity every
daу by rеаding thеs good aгticles.
nxtpp.clustur.com

Anonymous said...

Heу thеre! Woulԁ you mind if I share your blog ωith my twіtter gгoup?
Theгe's a lot of folks that I think would really enjoy your content. Please let me know. Many thanks Lampungberbagi.com

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...