Friday 29 July 2011

Taankigii ay Mujaahidiitu ka gubeen Gaalada AMISOM oo ololaya (SAWIRO)


Dagaallo aan loo kala seexan ayaa xalay ka dhacay magaalada Muqdisho kadib markii ciidanka cadawga ah ay shalay kusoo faafeen dhul hor leh oo ay Mujaahidiintu maamulayeen.

Ciidamo khaas ah oo katirsan mujaahidiinta ayaa weerar naftii hurnimo ku qaaday goob ay ciidamada shisheeye ku sugnaayeen degmada Wardhiigleey kadibna waxaa dhacay dagaal ka qeylisiiyay cadawga.

Sida wararku sheegayaan mujaahidiin Istish=haadiyiin ah ayaa dul fuulayTtaangiga gaalada AMISOM oo markii ay ciidankii saaraa lalaayay ay mujaahidiintu si fudud ugubeen.


Takbiir ayaa laga maqlayaa inta u dhexeysa saldhigga wardhiigley iyo wadada Falorensa oo ah goobta uu yaal Taangiga gubtay mujaahidiintuna ay ku sugan yihiin.


Sawiradii ay SomaliMeMo u balan qaaday Akhristayaasheeda Hoos ka daawo

SAWIRKA KU DHUFO SI UU KUUGU WEYNAADO.






















No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...