Saturday 28 May 2011

Ma Aragnnay sida Allaah u Dulleeyey Madaxweynayaashii Xukumi Jiray Muslimiinta ee Taageeray Zenawi iyo Amisom



Somalimidnimo.com:- Allaah baa ku mahadsan oo u aaray Mujaahidiinta. Allaah wuxuu leeyahay:

وَمَنْ يَتَّقِ اللَّهَ يَجْعَلْ لَهُ مَخْرَجاً*وَيَرْزُقْهُ مِنْ حَيْثُ لا يَحْتَسِب

ورد الله الذين كفروا بغيظهم لم ينالوا خيرا وكفى الله المؤمنين القتال وكان الله قويا عزيزا

Horta madaxda xukuma muslimiinta waxay u kala baxaan labo qeybood:
B- Kuwo si toos ah u taageeray Maraykan, Zenawi, iyo Amisom.
T- Kuwo si dadban u taageeray kuwaas.
Kuwa si toos ah u taageeray waxaa xaaladoodu maraysaa seddex marxaladood:
1- Kuwo Ilaahay qabtay sida Bin Cali iyo Maxamed Xusni Mubaarak.
2- Kuwo halaag ku jira, dhowaanna haleelaya labadaas kore sida Qadaafi iyo Cali C. Saalix.
3- Kuwo Insha Allaah iyaguna mar ay qabsaneyso sida ina Cumar Geelle iyo C/Casiis Buutafliiqa Aljeeriya.
Kuwa sida dadban u taageera laakiin taageeradu ay aad u sarreyso waa waddamada Khaliijka. Waa ka sii xun yihiin kuwaas kore. Ina Cumar Geelle ma qarsado inuu Jihaadka ka soo horjeedo oo waa isaga dhaha waxaan Amisom ku biirinayaa ciidamo laakiin Sacuudigoo kale iyo Qatar oo kuu qoslaya baa taageera Amisom iyo Zenawi! Iyagaa dadka ugu liita, Ilaah baana qaban doona insha Allaah.
Mujaahidiinta waxaa la xasuusinayaa inay gartaan Nimcada Ilaah siiyey. Yaa hoojiyey madaxweynayaashaas taageeri jiray Amisom? Ma Shabaab baa riday Bin Cali iyo Mubaarak? Ma iyagaa hoojiyey Qadaafi iyo Saalix? Marka Allaah baa leh:

وَمَا أَفَاء اللَّهُ عَلَى رَسُولِهِ مِنْهُمْ فَمَا أَوْجَفْتُمْ عَلَيْهِ مِنْ خَيْلٍ وَلَا رِكَابٍ وَلَكِنَّ اللَّهَ يُسَلِّطُ رُسُلَهُ عَلَى مَن يَشَاءُ وَاللَّهُ عَلَى كُلِّ شَيْءٍ قَدِيرٌ

Marka Ina Cumar Geelle, C/Casiiska Aljeeriya, iyo kuwa Khaliijkuba waa halaagsami doonaan. Sidoo kale Shariif murtad, Faroole, iyo Siilaanyana waa sidoo kale.
Marka waxaas oo dhan baa Ilaah Mujaahidiinta ka ceshay. Haddana Allaah sidii Axzaab Isagaa Sarreeye halaagaya gaalomadowda Soomaali iyo Afrikaanka kalaba leh. Marka soow Ilaahii M. X. Mubaarka iyo Z. bin Cali qabtay ma joogo? Soow Ilaahaygii Qadaafi iyo C. C. Saalix dulleeyey ma joogo? Marka Allaah Isaga keligiis baa jabinaya gaaladee hala samro.

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...