Saturday 29 January 2011

R.D. Sahra Cali Samatar oo Qudbad iyo Fariin U jeedisay Soomaalidda (Daawo)

Sahro Cali Samatar oo ah Raysul Dowlaha Xafiiska Raysul Wasaaraha Dowladda Soomaaliya Ayaa Waxay Dhawaan Soo Gaartay Magaaladda MNPLS ee Gobolka Minnesota.Sahra Cali Samatar ayaa Waxay Uga warantay Jaaliyadda Soomaalidda Ee Ku Dhaqan Gobolka Minnesota Waxyaalihii Ay ku Soo aragtay Wadanka Soomaaliya iyo Magaaladda Muqdishu intii ay joogtay Wadanka Soomaaliya.
Sahro Ayaa Waxay Aad uga Dayrisay Dhalintii Soomaaliyeed ee kortay Dagaaladdii ka Dib kuwaas oo ay Ku Sheegtay in ay Arag Wax dowladda Soomaaliyeed ama ayan Dhalintaas Soomaaliyadda Ayan helan wax fursad waxbarasho iyo mid Horumarineedba.
Qudbadii oo Buuxda Daawo

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...