Saturday 29 January 2011

Kulanii Madaxweynaha Dowlad Deeegaanka Soomaalida ee Ethiopia iyo Garaad Jaamac Garaad ISmaaciil ee Minnesota(Sawiro)

|

Kulanii Madaxweynaha Dowlad Deeegaanka Soomaalida ee Ethiopia iyo Garaad Jaamac Garaad ISmaaciil ee Minnesota(Sawiro)


Xaflad kooban oo si qurux badan loo soo agaasimay ayaa waxa ay ka dhacday Hotelka Radisson ee ku yaala badhtamaha magaalada Minneapolis, Minnesota. Xafladan ayaa Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida ee Ethiopia Mudane Cabdi Maxamuud Cumar ku sharfay in uu kula kulmo Garaad Jaaamac Garaad Ismaaciil, oo horkacay jaaliyada beesha Dhulabahante ee degan Minnesota.
Kulankan ayaa waxa Garaadku ku dheeraaday baahida degaanka iyo amniga. Intii kulanka socday ayaa Garaadku waxa uu soo bandhigay qoraal si fiican loo soo qoray oo ka kooban todobo qodob. Qoraalkaas oo tafatiran waxa aad ka helysaa halakan: http://rajotv.net/ssc/FinalDocumentofDDS100.pdf . ama http://rajotv.net/ssc/Document.xps Qoraalkaas ka dib ayaa Garaadka waxa uu xusay hooyo haysata afar caruur oo ninkeedii la xidhay 1995 ilaa hadana aan la ogayn meesha uu ku danbeeyey. Hooyadan iyo afarta caruurta ah ayaa waxa ay hada ku sugan yihiin Minneapolis, waxayna mar qura ku taamaan in ay maqlaan aabahood geeridiisii iyo noloshiisii. Aabahan ayaa markii la xiray, waxa lala qabtay labo nin oo kale oo iyagana ilaa hada aan la ogeyn, meel ay ku sugan yihiin. Madaxweynah aaya ka balan qaaday Garaadka in uu wax la qaban doono qoysaskan dhiban ee ay ka maqan yihiin RagaasSii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...