Monday 31 January 2011

Khasaaraha Dagaal Ka Dhacay Deegaanka Kalshaale Ee Gobolka Ceyn

Buuhoodle (RBC Radio):- Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo deegaanka Kalshaale ee gobolka Ceyn ayaa ku soo waramaya in dagaal halkaasi ka dhacay saacadihii la soo dhaafey uu geystay khasaare naf iyo maalba leh.
Dagaalka oo ahaa mid u dhaxeeya ciidamada maamulka Soomaaliland iyo dad deegaanka ah ayaa waxaa uu ku geeriyootey shan ruux oo isugu jira dhinacyadii diriray iyo dhaawac soo gaarey afar ruux oo labada dhinac ka soo jeeda.
Wararka laga helayo aaga dagaalka ayaa intaasi ku daraya in ay jiraan maxaabiis labada dhinac ay kala qabsadeen hase ahaatee aan weli la xaqiijin inta qof ee maxaabiis ahaan loo kala qabsadey.Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...