Friday 28 January 2011

Fadlan Caawiya Wiil Soomaaliyeed oo Al Shabaab Carabka ka jareen (Video & Sawiro)

U gargaar Walaalkaaga Muslimka ah oo Carabka looga jaray Muqdisho

Wiilkan Soomaaliga ah muddo 5-bil ka hor ah ayaa Alshabaab ay carabka uga jareen gudaha Magaalada Muqdisho waxa uuna hada ku dhibaataysan yahay Magaalada Nairobi Ee Dalka Kenya.
Axmed Cali Shuute waa Wiil dhalinyara ah oo Ciqaab CARABKA looga jaray au u gaysteen Kooxda Alshabaab waxa uu hada ku dhibaataysan yahay Xaafada Islii Ee Magaalada Nairobi isaga oo u baahan gurmar iyo gacan Islaamnimo.
Axmed waa Xaasle Caruur leh oo Carabka hada ka go’an Isbitaalada lacagta badan doonaya Ee Nairobi aan awoodin in uu gaaro Ee Walaalkaa garab istaag. Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...