Sunday 26 December 2010

Wasaaradaha Dekedaha iyo Maaliyada DKMG oo War Saxaafadeed ku Beeniyey in Musuqmaasuq ka jiro Dekeda Muqdisho

Muqdisho (RBC) War saxaafadeed si wadajir ah u soo saareen wasaaradaha dekedaha iyo maaliyada ee DKMG Soomaaliya ayaawaxba kma jiraan ku tilmaamay war xalayto ay baahisay idaacada Shabelle kaasi ku saabsan in musuqmasuq uu ka jiro dakhliga soo gala dekeda Muqdisho.
War saxaafadeedka oo si wadajir ah ugu wada saxiixnaayeen labada wasaaradood ayaa wax lala yaabo iyo iska horkeen ku tilmamay eedeyntaasi, xili aysan jirin wax baaritaan ah oo arintaasi lagu sameeyey.
Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...