Friday 31 December 2010

Warbixin: Tirokoobkii ugu Dambeeyey ee Khasaaraha Dhimasho & Dhaawac ee Wadanka Soomaaliya.


Muqdisho RBC Radio) Marka la eego wadanka  Soomaaliya todobaadkaan waxaa ku geeriyooday inta la ogyahay 14 ruux Halka ay ku dhaawacmeen dad kale oo tiradoodu gaarayso 33 ruux.
Arintaan ayaa waxaa lagu ogaaday tirokoobka todobaadalahaa oo ay RBC Radio ka samayso todobaad walba dhamaanba gobolada  wadanka Soomaaliya.
Maalinimadii Sabtiga ahayd ee horaantii Todobaadkaan oo ay taariiqdu ahayd  Dec,25, Dagaalo iyo duqaymo xoogan ayaa waxa ay ka dhaceen qaybo ka mid ah magaalada Muqdisho.
Duqayntaan ayaa waxa ay sababtay dhimasho iyo dhaawac waxaaana inta la ogyahay ku geeriyooday ilaa iyo 2 halka ay ku dhaawacmeen ilaa iyo 5 ruux oo kaleSII AKHRI

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...