Sunday 26 December 2010

Shabaab oo u yeeratay Qacida

Ururka Al-shabaab oo dhawaan uu kusoo biiray Xisbul Islam, ayaa ku dhawaaqay dagaal cusub oo ka dhan ah DF iyo AMISOM, iyagoo u yeertay dagaalyahanada Al-Al-Qaacida ee caalamka ku firisan.
Afhayeenka Al-shabaab Sh. Cali Max'ud Raage [Sh. Cali dhere], oo ka hadlayay shir jaraa'id oo uu ku qabtay Muqdisho maalin ka hor, ayaa  ugu baaqay dagaalyahanada Al-Qaacida inay yimaadaan Somalia, si ay gacan ugu siiyaan dagaalka ay xukunka kaga tuurayaan DF.
"Walaalaheena caalamka, waxaan ugu baaqaynaa inay yimaadaan Somalia, si ay noo caawiyaan, si ay gacan noogu siiyaan dagaalka aan kula jirno DF iyo AMISOM, uuna u sii socdo jihaadka Bariga Afrika" ayuu yiri Sh.  Cali dhere oo ka hadlayay shir jaraa'id oo lagu shaaciyay midowga Xisbul Islam iyo Al-shabaab
.Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...