Wednesday 22 December 2010

Mukhtar Roobow iyo Saraakiil ka mid ah Xisbul Islaamkii hore oo Dadweyne kula Hadlay Afgooye

Muqdisho (RBC) Sheekh Mukhtar Roobow Cali Abu Mansur oo ka mid ah saraakiisha sare ee xarakada Shabaab iyo qaar ka mid ah xubnaha ururkii Shabaab ku biiray ee Xisbul Islaam ayaa shaley goob fagaare ah kula hadlay dadweyne ka mid ah kuwa degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha hoose. Xaflad ka dhacday degmada Afgooye ayaa si rasmi ah waxay saraakiisha Shabaab ula wareegeen hubkii iyo ciidankii Xasan Daahir Aweys u yaalay Afgooye halkaasoo uu horey uga talin jiray ururkii Xisbul Islaam oo hadda magaciisu uu baaba’aySii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...