Sunday 26 December 2010

Maamulka Gobolka Ceyn Oo Cabsi Kaqaba In Soomaaliland La Wareegto Degmada Buuhoodle

Buuhoodle (RBC Radio):- Mas’uuliyiinta maamulka gobolka Ceyn ayaa shaaciyey cabsi ay ka qabaan in maamulka Soomaaliland uu la wareego gacan ku heynta degmada Buuhoodle oo gobolka Ceyn oo ah deegaan ka tirsan Puntland.
Xubnaha mas’uuliyiinta maamulka Gobolka Ceyn qaarkood oo warbaahinta la hadley ayaa sheegay in ay hayaan cadeymo dhab ah oo qeexaya in Soomaaliland ay qorsheyneyso in ay la wareegto gacan ku heynta degmada Buuhoodle, waxayna sheegeen in ay arkeen ciidamo farabadan oo ka socda maamulka Soomaaliland kuwaasi oo soo dhoobtey degmooyinka ku hareeereysan degmada Buuhoodle.Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...