Sunday 26 December 2010

Dhaawac Soo Gaarey Mas’uul Katirsan Maamulka Gobolka Mudug.

Gaalkacyo (RBC Radio):- Gudoomiyaha xaafadeynta degmada Gaalkacyo Mudane Cali Cumar Jaamac (Cali Kacaan) ayaa la sheegay in maanta dhaawac soo gaarey kadib israsaaseyn ka dhacdey gudaha magaalada Gaalkacyo.
Israsaaseyn dhexmartey ciidamo Boolis ah oo ka tirsan Saldhiga Miir ee magaalada Gaalkacyo iyo koox maleeshiyo ah ayaa ka dhacay agagaarka kaamka Buula-bacley kadib markii la isku afgaran waayey mucaawino halkaasi ay ka bixineysay mid ka mid ah hay’adaha samafalka ee magaalada degan.
Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...