Tuesday 9 November 2010

Maxamed Dheere oo isku soo sharaxay madax waynaha maamul goboleedka Waax iyo Waadi

Ilo lagu kalsoon yahay ayaa sheegay in Maxamed Dhere duqi hore ee magalada Muqdisho isku soo taagay jagamada madax wayne nimo ee maamul goboleedka Waax iyo Waadi xili lagu guda jiray wacyi galinta beesha Mudulood ow Imaan Maxamuud goob joog ka ahaa xafladii qadada aheed ee loogu talagalay in lagu tageero maamul goboleedkaas.


Warar kale ayaa sheegaya in Maxamed Dheere xusul duub ugu jiro in uu madax wayen ka noqdo maamulkaas ay gar wadeenka tahay Marwo Jawaahir Baarqab kasoo codsaday in lagu sharfo maamul goboleedkaas si ow beesha uga samatabixiyo dhibaatooyinka ay ku jirto si loo helo maamul ay leedahay beesha oo ilaaliyo danaha iyo dagaanada beesha.
Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...