Tuesday 23 November 2010

Khasaaraha Xasuuqii Amisom Maanta u Geysatay Shacabka oo Sii Kordhay (Faahfaahin)

Muqdisho (RBC) Waxaa sii kordhaya khasaaraha ciidanka Amisom eek u sugan Muqdisho maanta u geysteen dad rayid ah oo ku sugnaa wadada isku xirta KM-4 iyo garoonka diyaaradaha Muqdisho.
Wararka aan ka heleyno goobaha caafimaadka ayaa sheegaya in tirda dadka dhintay ay yihiin 2 ruux halka dhaawacuna uu gaarayo 9 kale.
Dhamaan dadka dhintay iyo kuwa dhaawacmay ayaa ah rayid waxayna isugu jiraan dad gaari bas ah saarnaa iyo dad wadada marayey kuwaasoo ay haleeshay rasaast ay fureen ciidanka Afrika ka jooga Muqdisho ee Amisom.Read More

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...