Thursday 25 November 2010

Axmed Cabdi Salaan iyo Yuusuf Mire Seeraar oo ka dan beeyey weerarkii maanta lagu qaaday kulankii Beesha Ceyr ee Muqdisho


Masuul ka tirsan Beesh Ceyr kana mid ahaa ragii manata kulanka ku lahaa ayaa noo xaqiijiyey in weerarkaasi soo qadeen ciidamo daacad u ah Axmed Cabdisalaan iyo Yuusuf Mire Seeraar kuwaa oo dilay nin rayid ah oo wadada maraayey
Axmed CabdiSalaan oo horey u ahaa milkilaha Idaacda Hor Afrika ayaa xiligaan u muuqdo hogaamiye kooxeed cusub ay aburayaan dowlada Itoobiya iyadooan sida muuqatana xiligaan fulinaayey amarka Itoobiya ee ahaa in laga hor yimaado shir walba oo lagu taageeraayo wasiirka Koowaad Farmaajo iyadoona kulanka maanta soo weerareen labadaasi masuul u heestay kulan lagu taageeraayo Raiisal wasaare Farmaaje lakiin kulnaka uu ahaa mid la doonaayey Agoonka beesha xeryo lagu quudiyo in loo sameeyeySii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...