Friday 17 September 2010

Wasiirka Arimaha Dibada Ethiopia oo Kulan xasaasiya xiligan kula leh garoonka diyaradaha Muqdisho Sarakiisha AMISOM iyo Masuuliyiin Sar sare oo ka tirsan Dowladda Soomaliya

Sida aan ku helney warar ka agdhow garoonka diyaradahja iyo dhanka dowladda Soomaliya sarakisheda waxaa xiligaan ay ku warbixiyeen in uu jiro kulan xasaasiya oo ka soconaya Gudaha Garoonka diyaradaha Magalada Muqdisho kaas oo ay iskugu yiamdaan dhnacya AMISOM iyo Dowlada ka dib markii uu halkasi soo garey Wasiirka Arimha Dibada Ethiopia Sium Masvin uuna la leeyahey xsiligaan kulamao albabada u xiranyihiin.
Sii Akhri 

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...