Friday 3 September 2010

Shaqaalihii Idaacadda Hornafrik oo Shaqadii Joojiyay Idaacadda Oo U muuqata in gabalkeedii dhacay.

Hornafrik Sidee Ahaan jirtay?

Idaacadda Hornafrik oo ah idaacadda ugu faca weyn idaacadaha FM-ka ah ee Soomaaliya Waxa ay ku taalaa Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya,

Waxa ay ka koobneyd dhowr qeybood oo kala ahaa:-

Radio Hornafrik, oo ka soogasha Mowjadda FM-ka ee Dhirkeedu yahay 99.9 waxaana ay xilli ahayd idaacadda ugu dhagaysiga badan Somaaliya iyadoo dadka aan joogin Gudaha Soomaaliyana ay ka dhageysan jireen Aalaadda Satellite-ka oo caalamka oo dhan ah marka laga reebo Amerika, Idaacadda Hornafrik waxaa ka howlgali jiray wariyayaasha ugu caansanaa Magaaladda muqdisho waxayna ahayd idaacadda loogu jecelyahay xagga barnaamijyadda iyo waraka,Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...