Friday 17 September 2010

Shacabka Boorame Oo Fashiliyey Dad Loo Gacan Galin Lahaa Ciidanka Ethiopia

Boorame (RBC Radio):- Saddex ruux ayaa dhaawac soo gaarey kadib markii banaanbax xoogan ay sameeyeen shacabka ku nool magaalada Boorame ee gobolka Awdal, kadib markii ciidanka Booliska Soomaaliland ay isku dayeen in saddex ruux oo maxaabiis ah ay ku wareejiyaan ciidanka milatariga dalka Ethiopia.
Banaanbaxa oo rabshada watey ayaa dadka magaalada Boorame ay ku muujinayeen sida ay uga xun yihiin xariga saddex ruux oo u dhashay deegaankaasi, kuwaasi oo sida la sheegay ciidanka Soomaaliland ay u qabteen in ay ku eedeysan yihiin in ay gacan siiyeen ciidamo dhowaan ka soo degay xeebaha Soomaaliland kuwaasi oo ka tirsanaa jabhada ONLF.Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...