Wednesday 1 September 2010

Shabaab oo Soobandhigay Sargaal ay Sheegeen in u ka Soo Goostay Dowlada KMG Soomaaliya

Sarkaalka ayaa lagu shegay magaciisa Cabdiraxmaan Axmed Cabdi kaas oo saxafada u shegay in uu hada wixii ka danabeeya uusan dib danbe uga ula shaqeyneyn wax la mida dowlada hada jiraa.
Sarkaalkaan ayaa saxafada u sheegay in markii ugu danbeysey uu ka tirsana dowladaa ciidamadeeda nabad sugida ka horna uu ahaa Milatarigii lagu soo tababarey Jabuuti oo Faransiiska uu soo tababarey ka dibna loo soo wareejiyey naadsugida hadana uu ka tirsana ciidamadii ku sugnaa aaga hore ee isgiyska Dabka ayna yaqanaan ciidamada sida uu sheegay.Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...