Friday 17 September 2010

Maxaad kala socotaa labadii Bil u danbeysay dhaqaalaha Soo galay madaxweyne Sheikh Shariif isagoona hal bil gudahoodna ku bixiyey Hal Malyan oo doolar Laaluush iyo xildhibaanada Barlamaanka oo ku deen baxay qilaafka

Madxaweynha dowlada ku meel gaarka ayaa waxaa soo galay labadii bil e eu danbeeysay dhaqaal gaaraayo 7 Malyan ee USD ah kuwaa oo soo kala bixiyeen Dowlada Mareykanka iyo dowlada Emaaradka iyadoona mreykanka bixiyey 5 Malyan oo loogu tala galay maamul wanaaga iyo kobcinta heydaha dowliga waxaana lacagtaasi Shanta Malyan Doolar Sooqaday Cabdikariin Xasan Jaamac oo isagu ah masuulka ugu sareeyo ee madaxyooyada Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...