Wednesday 15 September 2010

Madaxweyne Sheikh Shariif iyo Raiisal wasaare Cumar Cabdirashiid oo midkood xilka laga xayuubinayo

Weerar hoose ay wadaan beesha caalamka ayaa lagu doonayaa in xilka midkood baneeyo madaxweynaha ama wasiirka koowaad si hoowsha loo sii wado iyadoona intabadan Beesha caalamka la safan yihiin wasiirka koowaad Cumar Cabdirashiid oo isagu ku dankiigo wadamada Deeqda bixiyo halka Madaxweyne Sheikh Shariif uu isagu xiligaan xaalka ku xun yahay mar haduuna heysan taageerada Beesha caalamka
Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...