Wednesday 15 September 2010

Madaxweynaha Kililka Shanaad Oo Sheegay In Ay Laayeen Ciidamo Dhowaan Kasoo Degay Xeebaha Somaliland

Jigjiga (RBC Radio):- Madaxweynaha Kililka shanaad ee ismaamulka Soomaalida Ethiopia Mudane Cabdi Maxamuud ayaa sheegay in laga hortagey isla markaana la baaba’shay ciidamo dhowaan ka soo degay xeebaha maamulka Soomaaliland kuwaasi oo ka tirsanaa Jabhadda ONLF.
Mudane Cabdi Maxamuud Cumar waxaa uu sheegay in ciidanka ka soo degay xeebaha Soomaaliland ay u soo talaabeen oo ay gudaha u soo galeen dhulka Ethiopia, waxayna dagaal kharaar la galeen ayuu yiri Ciidamada Ethiopia.Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...