Wednesday 15 September 2010

Dagaalyahano Islaami ah oo gudaha u soo galay Boosaaso, qorsheynayana in ay Xaafadaha Magaalada ka Bilaabaan Dagaal.

Warar lagu kalsoon yahay waxay sheegayaan in gudaha Magaalada Boosaaso soo galeen Boqolaal Dagaal yahan oo qoprsheynaya in ay ka dagaalamaan Xaafadaha Magaalada Boosaaso. Dagaal yahanadan Islaamiyiinta ah ayaa ka kala yimi Gobolada Jubooyinka, Baay, Shabeelooyinka iyo Banaadir, waxa ayna xoojinayaan Dagaalka Sheekh Atam kula jiro Faroole.
Warar hoose oo aanu ka helnay ilo ku dhow dhow Xoogaga Islamiyiinta waxay tilmaamayaan dagaalka ay kula jiraan Faroole in ay ku baahinayaan gudaha Magaalooyinka waa weyn si loo curyaamiyo fariisimaha ay kuga duulayaan deegaanada Islaamiyiinta ee Buuraleeyda. Islaamiyiintan ayaa gabaad ka helaya Beelaha Deegaanka kuwooda ugu waa weyn oo ka biyo diidsan Hogaanka sare ee Maamulka Puntland.Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...