Sunday 12 September 2010

Daawo sawirada shirkii Gudiga guurtada Beelaha Hawiye ee Ciise Dalabeey ka khudbeeyey

Muqdisho(Puntlandi.com)Waxaa shantii bishan sebtebar lagu sameeyey magaalada Muqdisho Gole cusub oo loogu yeerey Golaha Guurtada Beelaha Hawiye,waxaana Gudoomiye looga dhigey Ciise Ahmed Dalabeey ,halkaasoo uu kasoo jeediyey khudbadii dad badan ku qosleen ee aan horey idiinkusoo gudbiney. hada waxaan idiin haynaa sawiradii shirkaas ee daawasho wacan, waxaana shirka kasoo qayb galey dad ka badan 300 qof una riyaaqsanaa khudbada Ciise Dalabeey.

http://puntlandi.com/?p=4413

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...