Tuesday 14 September 2010

Ciidama Itoobiyaan oo hubeysan oo xoog ku soo galay Buuraleyda Maarman ee deegaanka Xariirad ee Soomaaliland iyadoona ciidamada

Ciidamo Itoobiyaan oo ku hubeysan gawaarada gaashaaman ayaa wax yar ka hor soo galay halka ay soo galeen ciidamadii 300 kor u dhafaayey ee ka yimid dalka Eratareya iyadoona ciidamada Itoobiya durbab isku gaadaamay buuraleyda Maarmaar ee dhanka Xariirad
Ciidamada Itoobiyaanka ah ayaa amar ku siiyey ciidamada Soomaaliland in ay ciidamada Itoobiya u dayaan howshaan si ay si degd eg ugu soo afjaraan iyadoona warkaan na soo siiyeen dadka deegaanka in Ciidamo Itoobiyaan gudaha U soo galeen dhulka Soomaaliland hadana isku gadaameen buuraha ay joogaan ciidamada 300 kor u dhaafaayo ee dhumaleysiga ku soo galay deegaanka Seylac ee buuraleyda Maarmaan.
Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...