Thursday 16 September 2010

Buudadii Magaalada Kamsuuma oo goordhaweyd

Buudadii Magaalada Kamsuuma oo goordhaweyd gaari jiirey kulana dhacay gudaha biyaha wabiga .

Wararkanaga soo gaaraya dagmada Kamsuumaa ee gobbalka jubbada hoose  ayaa sheegaya in buundadii isku xireysay magaaloyinka Jilib iyo kismaayo ay go’day xili uu dul marayey gaar gaar 19 ah oo siday xamuul aad tankisu u badan yahay uu geesta ka gooyey .

Gariga ay sababsatay buundada kamsuuma ayaa ka tagay magaalada Muqdisho isaga oo ku sii jeeday gobolada koofureed ee dalka Somaliya waxaana biyahay wabiga is ku mar ku dhacay gabal ka mid ah dhismihii Buundada iyo garigii oo rarkii sida .Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...