Wednesday 15 September 2010

Alshabaabka Baladweyne iyo Ahlusunada Cabdiwaaq oo manuucay dhageysiga diiniga culumo siweyn wax looga dhageysto

Xarakada Alshabaab ee ka arimisa goboblka Hiiraan caasimadiisa Baladweyne ayaa idaacadaha gobolkaasi ka jira dul dhigay amar ah in aan wacdiga diiniga ahee ay sheegaan Sheekh Mustafa Sheekh Ismaaciil Haaruun, Sheekh Max’uud Cabdala Awcariif iyo Sheekh Abuukar Xasan Maalin.aan la soo deyn kareyni iyagoona sheegin sababta keentay in wacdi diini ah xiligaan la joojiyo iyadoona dadka la farayo wanaag xumanta laga reebayoSii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...