Tuesday 31 August 2010

Sharm'arke iyo Shariifka oo mar kale ay ka dhex tolantay


Madaxweynaha dowladda federaalka Sheekh Shariif iyo R/Wasaarihiisa Cumar Cabdirashiid ayuu mar kale ka dhex qarxay khilaaf aan guntiisa la ogey inta uu gaariisan yahay, waxaana warar ku dhowdhow labada mas'uul ay sheegayaan in khilaafkoodu ku saleysan yahay Cumar C/rashiid oo doonaya in dastuurkii dhowaan ay soo bandhigeen guddigii loo xilsaaray dejinta dastuurka cusub in lagu ansixiyo shirweyne lagu qabto Garoowe, wuxuuna sidoo kale soo jeediyey Sharma'arke in maadaama ay dowladda hadda jirtaahi wax ka qaban weysay xaaladda dhinaca ammaanka ah ee wadanka gaar ahaan Muqdisho in ay fursad siiyaan ciddii kale ee qabta in ay xaaladda wax ka qaban karto, isagoo sheegay in dhaqaalaha lagu qabanayo shirka ka dhacaya Garoowe ay balanqaadeen in ay bixinayaan beesha caalamka.Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...