Tuesday 17 August 2010

Ra’isul wasaaraha dowladda KMG Soomaaliya oo sheegay in ciidamada dowladda ay diideen inay dagaalka galaan

Dowladda KMG Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay waxa ay shaaca ka qaaday in ciidamadeeda aan mardambe lagu soo tababari doonin dalka dibaddiisa ka dib markii sida ay sheegtay ay caqabado kala kulantay.

Ra'iisal wasaaraha xukuumadda KMG Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke oo war qoraal ah ka soo saaray xafiiskiisa ayaa waxa uu ku sheegay in ciidamada dowladda KMG Soomaaliya hadda ka dib aan loo qaadi doonin dibadda qaab tababar ahaan, balse lagu tababari doono gudaha dalka Soomaaliya, ka dib markii arrinkaasi dhib lagala kulmay ayaa lagu yiri warka qoraalka ah ee ka soo baxay Xafiiska Ra’isul wasaaraha.Sıı Akhrı

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...