Thursday 26 August 2010

Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Oo Xalay Dhexe Seexday Magaalada Laga Qaxay ee Galgala, Halkaasoo Uu Kula Hadlay Ciidamo Ka Soo Gadooday Dagaalka Deegaanka Galgala.


389 ka tirsan ciidamada Daraawiishta Puntland ayaa shalay ka soo gadooday fariisimadii ay ku lahaayeen togga Sugure ilaa duleedka magaalada Galgala, kuwaasoo ka cabanaya daryeel xumo, qarxyo miino, dhimasho, dhaawac iyo daawo la'aan soo food saartay mudadii bisha ku dhoweyd ee ee ay dagaalka kula jireen ciidamada wadaadka lagu magacaabo Maxamed Siciid Atam.

Madaxweyne ku xigeenka Puntland C/samad Cali Shire iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa shalay u kicitimay deegaanka Galgala iyo fariisimada ciidamada, waxayna xooga saareen siday dib ugu celin lahaayeen ciidamada gadoodka muujiyey, wadahaal uga furmay geedaha Canjeelka ah ee ku yaal tuulada Karin Madaxweynaha iyo ciidamada gadooday ayaa wadahadal mudo 5 saacadood soconayey uu halkaas ku dhex maray, sarkaal u hadlay ciidamada ayaa muujiyey in dhibaatooyin badan ay qabaan ciidamadu, taasoo sababtay in aysan sii wadi doonin dagaal ka dhan ah wax uu ugu yeeray Falaagada buuraha ku dhuumaaleysaneysa.Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...