Thursday 26 August 2010

Liiska masuuliyiinta M/weynaha Somaliland magacaabay iyo Hay’ado cusub oo uu soo kordhiyay

Khamiis, 26 August 2010 (HOL)- Madaxweynaha Somaliland ayaa soo saaray Liiska Magacyada masuuliyiin uu u magacaabay xilal kala duwan oo dhawaanahanba la hadal hayay in uu magacaabayo.

Madaxweynuhu wuxuu Hay’adihii jiray ku soo kordhiyay saddex Hay’adood oo kala ah, Gudiga Ilaalinta Tayada (Quality control Commission), Gudiga Diwaanka Sakada  iyo Gudiga la-dagaalanka musuqmaasuqa iyo illaalinta dawlad wanaagga.

Warsaxaafadeed uu ku saxeexnaa Afhayeenka Madaxtooyada Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), ayaa waxa uu u dhignaa sidan;Read More

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...