Tuesday 17 August 2010

Golaha Islaamiga beelaha Hawiye oo jawaab kulul ka bixiyey hadal ka soo yeeray…

Shir balaaran oo ay shalay magaalada Muqdisho ku yeesheen Golaha Islamiga dhaqanka Beelaha Hawiye ayaa waxay uga hadleen xaaladda uu haatan marayo dalka Soomaliya, sida ugu macquulka ah ee nabad lagu gaari karo iyo hadal shalay ka soo yeeray Nabadoon Axmed Diiriye Cali iyo Guddoomiye Maxamed Xasan.


Markii uu shirka u soo dhamaaday Golaha Islamiga dhaqanka Beelaha Hawiye ka dib ayaa waxaa saxaafadda la hadlay afhayeenka Golaha Axmed Max'ed Guuleed {Fartaag}, kaas oo sheegay in wax lagu qoslo ay tahay hadalkii shalay ka soo yeeray Nabadoon Axmed Diiriye iyo Guddoomiye Maxamed Xasan Xaad, kuwaas oo sheegay in rag ku qaraabta magacooda ay joogaan suuqa weyn ee Bakaaraha.
Read More

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...