Saturday 28 August 2010

Gen, Tuutaweyne Oo Dhaawiciisa Loo Duuliyey Dubai

Dubai (RBC Radio):- Warar aanu ka helayno ilo xog ogaal ah oo ku sugan dalka Imaaraadka Carabta ayaa sheegaya in Taliyihii Ciidamada Daraawiishta Puntland Gen, Siciid Cabdi Faarax (Tuutaweyne) oo ku soo dhaawacmey dagaaladii Galgala ku dhexmaray Ciidamada Puntland iyo kuwa Maxamed Siciid Atam loo duuliyey magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta.
Dhaawaca Gen, Siciid Tuutaweyne ayaa lagu hayey gudaha magaalada Garowe ee caasimada Puntland halkaasi oo lagu daweynayey, waxaana wararku intaa ku darayaan in dhaawaca Sarkaalkaasi uu ka soo daray isla markaana wax looga qaban waayey gudaha dalka, taasi oo sababtay in loo duuliyo magaalada Dubai ee Isutaga Imaaraadka Carabta si halkaasi loogu soo daweeyo.Sii Akhri

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...